Madaxda dowlad goboleedyada oo isku mari waayey dhowr qodob oo xasaasi ah

Madaxda Dowlad Goboleedyada oo kulankoodu galay maalintii 3aad ayaan wax horumar ah laga sameyn qodobadii laga doodayey ee ku saabsanaa arrimaha doorashooyinka sida ay sheegayaan Ilo ku dhow dhow shirkii maanta. Qodobada laga dooday waxaa ka mid ah  ajandaha looga hadli doono shirka soo socdo ee DF iyo dowlad goboleedyada, iyadoo mar kale berri lagu … Continue reading Madaxda dowlad goboleedyada oo isku mari waayey dhowr qodob oo xasaasi ah